

Lagaama Roona: Akhrin Guud
Hordhac Buugga “Lagaama Roona” oo ay qortay qoraa Saida Sheikh Ahmed, wuxu soo baxay bishan may ee 2017, wuxuuna furayaa mawduuca...


Xukunka Alle: muxuu ka dhiganyhay?
Dhawaan waxa lugu faafiyay barta ay bulshada ku xidhiidho ee Yutube-ka muuqaallo lagu iclaaminayo koox diimeed cusub, oo saaxadda...


Jidka cadaabta
Waxa uu faafiyay qoraaga reer marakykan ee Maaykal Marin sannaddii 1997 dhigane uu magac uga dhigay “Raadka baabi’inta ee uu leeyahay...


Xadka riddada: Been fakatay runi ma gaadho!
Muddo ku siman Tobaneeyo sanno horteed, magaalada Hargeysa waxa lagu baraarugay dood aad u kulul oo ku saabsan Labada eedaan ee salaadda...


Kala soocista diinta iyo sayniska
Ilaahay, Sarreeye, wuxu Qur’aanka inoogu sheegay in maalmuhu, samaan iyo xumaanba, ay ummadaha dunida ku dhex wareegaan. Sidaa daraadeed...


Gundhigga horumarka
Horumar waa weedh soo jiidasho leh ,in badana ku soo dhacdaa dhageheena, waa weedh cunug iyo cirroole, wadaad iyo waranle ay intuba ku...


Bariga dhexe: danaha siyaasadeed iyo afduubka diinta!
Toddobaadkii la soo dhaafay warbaahinta dunidu waxay qortay madaxweynaha Maraykanka oo booqasho sasabasho iyo madax salaax ah kula kulmay...


Dib u milicsiga fikirkii dib u hagaajinta “islaaxinta” dunida muslinka ah
Hordhac: Erayga Fikir waa afCarabi asal ahaan. Macnihiisuna waa in arrin lagaga shaqaysiiyo maskaxada, qofkastana awood ayuu u leeyahay...


Maanka furani waa muftaaxa nolosha wanaagsan
Bilowgii hore ee aduunyada ayuu aadamahu gartay in ay muhiim tahay inuu u noolaado si kooxo kooxo ah si ay ugu suurto gasho inuu ula...


Waa maxay Islaamku?
Jawaabtu way fududdahay. Qofkasta oo Muslin ahina wuu yaqaannaa, Islaamku waa inaad qirto in aanu jirin Ilaah xaq lugu caabudo oo aan...


“Qaad iyo Qabyaalad: Dhibaatada dhulkeenna”
“Qaad iyo Qabyaalad: Dhibaatada dhulkeenna” Waa buug dhawaan ku soo biiray buugta dhawaan afka soomaaliga ku soo baxay. Buuggaas oo...

















