

2017-kii iyo buugtii aanu akhrinnay (2-2)
Buuqa, sawaxanka, muranka, iyo is-jiidjiidashada qofka soomaaliga ah afarta dhinac kaga hareeraysan, malaha, meelaha uukaga baxsan karo,...


2017-kii iyo buugtii aanu akhrinnay (1-2)
Buuqa, sawaxanka, muranka, iyo is-jiidjiidashada qofka soomaaliga ah afarta dhinac kaga hareeraysan, malaha, meelaha uukaga baxsan karo,...


Doorashada Soomaalilaan: codkayga
Dhaladnimadu (muwaadinnimadu) waa xuquuqaha lala dhasho ta ugu mudan marka lagu hoos noolyahay dawladnimadan casriga ah ee aadamaha ka...


Sidee lagu horumarin karaa xisbiyada Siyaasadda Soomaalilaan?
Hannaan socodka siyaasadeed ee Soomaalilaand wuxu soo maray duruuf kala duwan. Waxa ka mid ahaa marxaladdii beelaha oo reer waliba...


Abaalmarinta suugaanta ee Nobel iyo sanadkan
Abaalmarinta suugaanta Nobel waxa la bilaabay 1901kii, waxaana ilaa imika ku guulaystay 109 qof oo u badan noofeliste iyo gabayaa,...


Xadka riddada: Been fakatay runi ma gaadho!
Muddo ku siman Tobaneeyo sanno horteed, magaalada Hargeysa waxa lagu baraarugay dood aad u kulul oo ku saabsan Labada eedaan ee salaadda...


Kala soocista diinta iyo sayniska
Ilaahay, Sarreeye, wuxu Qur’aanka inoogu sheegay in maalmuhu, samaan iyo xumaanba, ay ummadaha dunida ku dhex wareegaan. Sidaa daraadeed...


Gundhigga horumarka
Horumar waa weedh soo jiidasho leh ,in badana ku soo dhacdaa dhageheena, waa weedh cunug iyo cirroole, wadaad iyo waranle ay intuba ku...


Bariga dhexe: danaha siyaasadeed iyo afduubka diinta!
Toddobaadkii la soo dhaafay warbaahinta dunidu waxay qortay madaxweynaha Maraykanka oo booqasho sasabasho iyo madax salaax ah kula kulmay...


Dib u milicsiga fikirkii dib u hagaajinta “islaaxinta” dunida muslinka ah
Hordhac: Erayga Fikir waa afCarabi asal ahaan. Macnihiisuna waa in arrin lagaga shaqaysiiyo maskaxada, qofkastana awood ayuu u leeyahay...


Maanka furani waa muftaaxa nolosha wanaagsan
Bilowgii hore ee aduunyada ayuu aadamahu gartay in ay muhiim tahay inuu u noolaado si kooxo kooxo ah si ay ugu suurto gasho inuu ula...


Waa maxay Islaamku?
Jawaabtu way fududdahay. Qofkasta oo Muslin ahina wuu yaqaannaa, Islaamku waa inaad qirto in aanu jirin Ilaah xaq lugu caabudo oo aan...


“Qaad iyo Qabyaalad: Dhibaatada dhulkeenna”
“Qaad iyo Qabyaalad: Dhibaatada dhulkeenna” Waa buug dhawaan ku soo biiray buugta dhawaan afka soomaaliga ku soo baxay. Buuggaas oo...

















