

Istishraaqa Cusub
(Asef Bayat waa Barafasoor Iraani ah, oo cilmiga bulshda iyo dirasadaha Bariga dhexe ka dhiga jaamacadaha Catherine iyo Illinois .....


Qof aan Yurubbiyaan ahayni ma Fekeri Karaa?
{Maqaalkan waxa bilowgii lagu faafiyay degalka Aljazeera, Feb 2013, dood badan ayuu dhaliyay sannadihii ka danbeeyay. 2016kii wuxu Xamiid...


Dawaladda Rayidka ah iyo Ujeedooyinka Shareecda Islaamka: Iskuday is-waafajineed (3-3)
Masalada hadii u ka horyimaaddo waxay bulshadu isku afgarto shareecada Waxaan ka helaynaa dhaxalkeena fiqi iyo fikra isaalmka tiro badan...


Dawaladda Rayidka ah iyo Ujeedooyinka Shareecda Islaamka: Iskuday is-waafajineed (2-3)
Masalada dabaqitaanka xuduudaha iyo dawaldda cusub Sharciga masalada xuduudu waa mid go’an oo la isla yaqaan, tafaasiishiisa badhkood baa...


Dilka beegsashada ah
Dukumeenti aan taariikh iyo sexeex toona wadan oo ka soo baxay wakaaladda dhexe ee sirdoonka Maraykanka (CIA) ayaa cinwaan looga dhigay:...


Dawaladda Rayidka ah iyo Ujeedooyinka Shareecda Islaamka: Iskuday is-waafajineed (1-3)
Hordhac Qadiyadaha culculus ee dhinacayda kala duwan leh ee casrigeenan taagan waxay u baahanyihiin in dhinacyo kala duwan laga eego oo...


Xidid-u-siibid: Sida ay Alshabaab u Afganbiday Dagaalyahannadeedi Ajaanibka ahaa
{Maqaalkan oo magaciisa asalka ahi yahay The Purge: How Somalia’s Al Shabaab Turned Against Its Own Foreign Fighters waxa intercept lagu...


Gooni-isu-taagga: Aragtiyaha iyo waaqica
Waxa lagu tiryaa go’itaanka soomaliland ay ka goosatay soomaliya –kaas oo dhinac kaliya ah- masalooyinka siyaasadda soomaaliya cakiran...


Ciidamadu miyay ku raaxaystaan laynta dadka wakhtiyada dagaalka?
Wuxu ku sheegayaa Dave Grossman oo ah sarkaal hore oo ciidanka maraykanka ka tirsanaa, buuggiisa, (On Killing: The Psychological Cost of...


Jidka cadaabta
Waxa uu faafiyay qoraaga reer marakykan ee Maaykal Marin sannaddii 1997 dhigane uu magac uga dhigay “Raadka baabi’inta ee uu leeyahay...

















